Description
Kani waa koorso loogu talagalay dadka raba in ay bartaan trading-ka Forex-ka laga bilaabo xagasha ugu hooseysa. Waxaa lagu baranayaa:
Waa maxay Forex?
Sida suuqu u shaqeeyo
Sida loo isticmaalo barnaamijka MT4
Maareynta khatarta (Risk Management)
Qorshaha ganacsiga (Trading Plan)
Koorso-kan waa mid sahlan, muuqaal iyo qoraal isugu jira, waxaana loogu talagalay faham fudud oo qof walba fahmi karo..
Reviews
There are no reviews yet.