Forex Basic

About Course
Kani waa koorso loogu talagalay dadka raba in ay bartaan trading-ka Forex-ka laga bilaabo xagasha ugu hooseysa. Waxaa lagu baranayaa:
Waa maxay Forex? Sida suuqu u shaqeeyo Sida loo isticmaalo barnaamijka MT4 Maareynta khatarta (Risk Management) Qorshaha ganacsiga (Trading Plan)Koorso-kan waa mid sahlan, muuqaal iyo qoraal isugu jira, waxaana loogu talagalay faham fudud oo qof walba fahmi karo
Course Content
Beginning course
-
About this course
Student Ratings & Reviews
No Review Yet